Danjiraha Austria oo Booqasho ku Tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi
Nairobi, Kenya - Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya, isla markaana loo magacaabay Soomaaliya, Marwo Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku tagtay xarunta Safaaradda...
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah
Belgrade - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Shirka Dalalka Dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay magaalada Belgrade...
Mareykanka oo Puntland ka taageeraya dhismaha iyo tababarka ciidamadeeda
Boosaaso – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), kuwaas...
Ciidamada Masar ee AUSSOM oo dib u dhacay sababo la xiriira maalgelin la’aan
MUQDISHO - La’aanta dhaqaale, habaynta saadka iyo shuruudaha hawlgalka ayaa dib u dhigaya keenista ciidamada Masar ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee...
Duqeyn Diyaaradeed oo Lagu Beegsaday Gaari ay Saarnaayeen xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Shabeellaha Hoose - Duqeyn diyaaradeed oo lagu qaaday deegaanka Daniga Baalow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu bartilmaameedsaday gaari ay saarnaayeen maleeshiyaad ka tirsan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka bilaabay dalka Serbia
Belgrade - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade ee dalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar
DOHA - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh Sucuud Bin...
Wasiirka Qoyska oo Baarlamaanka horgeysay hindisayaasha sharciga qoyska iyo xuquuqda carruurta
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa Isniintii mar kale hortagtay Golaha Shacabka, iyadoo xildhibaannada uga...
Guddiga Aqalka Sare oo ka shaqeynaya Hindise-sharciyeedka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka
Muqdisho - Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horreeyay,...















