NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay sagaal xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyay...
Lix qof oo ku dhaawacmay qarax looga shakisan yahay Al-Shabaab oo ka dhacay Mandheera
Mandheera, Kenya – Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacmay qarax loo malaynayo in uu ahaa miino waddada lagu aasay, kaas oo ka dhacay...
Pakistan oo Soomaaliya ka caawinaysa dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka
ISLAMABAD - Taliyaha Ciidamada Pakistan, General Asim Munir, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga...
Weerar Xuutiyiintu ku qaadeen koonfurta Sacuudiga oo khasaaro ka dhashay
SANCA - Weerar ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen koonfurta Sacuudi Carabiya ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaawacay 11 qof oo rayid ah, iyadoo Riyadh...
Baarlamaanka Uganda oo ansixiyay in ciidamo loo diro Gaza
Kambala - Baarlamaanka Uganda ayaa Khamiistii ansixiyay mooshin u oggolaanaya dowladda Uganda inay ciidamo u dirto Gaza, si ay uga qayb qaataan Ciidanka Xasilinta...
Guddi uu hoggaaminayo Taliye-ku-xigeenkii hore ee CXDS oo gaaray deegaanno ka tirsan Waqooyi Bari
Laascaanood – Guddi uu hoggaaminayo Taliye-ku-xigeenkii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Cabaas Aamiin Cali, ayaa kormeer ku tagay degmooyin iyo deegaanno ka...
Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya?
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday dalalka taageera AUSSOM
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku boorriyay mas’uuliyiinta dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boorriyay wasiirrada iyo mas’uuliyiinta sare ee dowladda inay ku safraan baasaboorka Soomaaliga,...
Taliyaasha AUSSOM oo adkeeyay taageeradooda hawlgallada amniga Soomaaliya
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo xiray Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca ee dalalka ciidamada...















