Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta GIDS iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan
Pakistan - Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah...
Jabuuti oo Bogaadisay Dadaallada Soomaaliya ee Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab
Muqdisho - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...
Puntland oo sheegtay inay la wareegtay taliskii PSF-ta, kadib hawlgallo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo - Maamulka Puntland ayaa sheegay in Ciidanka Difaaca Puntland ay si rasmi ah ula wareegeen taliskii iyo xaruntii ay deggenaayeen ciidamadii hore ee...
Madaxweyne Deni: “Howlgalka Gaalkacyo waa fariin ku socota cid kasta oo ka shaqeynaysa wax...
Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, isagoo sheegay in howlgalka ay ciidamada Puntland fuliyeen...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo gaaray Muqdisho
Muqdisho – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho,...
Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka hurinta xiisadda Gaalkacyo
Kismaayo – Dowladda Jubaland ayaa si adag u cambaareysay dagaallada iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay hurinayso...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti, General...
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Itoobiya Kaddib Masiibadii Ka Dhalatay Roobab ay dad ku...
Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Dowladda, shacabka iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, kaddib masiibadii ka dhalatay roobab...
Puntland oo sheegtay inay soo afjareyso dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo – Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay qaadayso tallaabooyin lagu soo afjarayo dagaalka iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ciidamada ammaanka ay ka...
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha Indonesia
Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la...















