Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha Indonesia
Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo dowlada ku eedeeyay inay hub sharci-darro ah ku daabulayo Gaalkacyo
Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay hub iyo ciidamo la sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu u daabulay...
Dagaal ka socda Bariga Gaalkacyo oo sababay barakac iyo walaac amni
Gaalkacyo – Dagaal culus ayaa saaka ka qarxay Bariga magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Dowladda Puntland iyo ciidamada PSF ee la...
SoDMA iyo Dowladda Shiinaha oo kala saxiixday heshiis gargaar bani’aadannimo
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray Cutub ka tirsan Guutada 16-aad...
Ballidoogle – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay Cutubka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer ku tagey Dugsiga Tababarka Gen. Gordon
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagey Dugsiga Tababarka Gen. Gordon, halkaas oo ay...
Muqdisho oo martigelisay Shirka Khubarada Militari ee Dalalka Ciidamada ku Taageera Hawlgalka AUSSOM
Muqdisho – Magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Militari ee dalalka ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ku dhow Basro
Shabeellaha Hoose – Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku xeeran deegaanka...
Dhowr qof oo ku dhintay gantaallo ku dhacay xeryaha qaxootiga ee xadka Suudaan iyo...
Khartoum – Dhowr qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gantaallo ay ku dhaceen xeryaha qaxootiga ee ku yaalla xadka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka kala qeybgalay sanad-guuradii koowaad ee Waqooyi Bari
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari kala qeybgalay munaasabadda lagu...














