Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqeyn ay Mareykanku ka fuliyeen Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday Al-Shabaab

Muqdisho – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay 13-kii Luulyo fuliyeen duqeyn dhinaca...

Midowga Yurub oo cunaqabateyn cusub ku soo rogay ganacsiga dahabka ee Suudaan

SUDAN - Midowga Yurub (EU) ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo lagu beegsanayo ganacsiga dahabka ee Suudaan iyo kiimikooyinka loo adeegsado macdan qodista, iyadoo...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Madal Heer Gobol ah oo Looga Hadlay...

Nouakchott – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Nouakchott ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee...

Lataliyaha Amniga Qaranka oo la kulmay Danjiraha Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho – Lataliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya...

Ciidamada Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Heshiiyey Xoojinta Amniga Xuduudaha

Balanbale – Saraakiisha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Galmudug iyo kuwa Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ku gaaray...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Sheegtay inay Dardar-gelinayso Kor u Qaadista Bilicda Muqdisho

Muqdisho – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii waddo dadaallada lagu casriyeynayo caasimadda Muqdisho iyo kor u qaadista bilicdeeda, kaddib markii la dhagax-dhigay...

NISA oo Sheegtay in 19 xubo oo Ka Tirsan Al-Shabaab Lagu Dilay Howlgallo ka...

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay inay fuliyeen howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay gobollada...

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Ciidanka Danab oo howlgal ka fuliyay Sablaale, toddobo xubnood oo Al-Shabaab ka tirsan lagu...

Muqdisho – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...