Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Danab oo howlgalo ka sameeyo fariisimo Al-Shabaab ku lahayd Jubbada Hoose

Jubbada Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 162-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaannada Lafa-gari,...

Ciidamada Gaarka ah ee Kenya oo sheegay inay dileen 11 xubnood oo ka tirsanaa...

Mandheera – Ciidamada Hawlgalka Gaarka ah ee Kenya (Special Operations Group – SOG) ayaa sheegay inay dileen 11 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaddib...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid weyn oo laga dhisayo Aqalka Madaxtooyada

Baydhabo -  Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay dhismaha masjid weyn oo...

Mas’uuliyiinta Koonfur Afrika oo cambaareeyay dhacdo lagu eedeeyay muwaadiniin Soomaali ah

Cape Town – Mas’uuliyiinta Koonfur Afrika ayaa cambaareeyay dhacdo ka dhacday deegaanka Bellville ee magaalada Cape Town, kaddib markii muwaadiniin Soomaali ah lagu eedeeyay...

Soomaaliya iyo Pakistan oo xoojinaya iskaashiga dhinaca xuquuqul insaanka

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Islamabad ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah...

Duqeymo ka dhacay Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay 26 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ku yaalla...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb kaga qeyb galay madal looga hadlay doorashada Galmudug

Dhuusamareeb – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano oo...

Maxkamad ku taalla Suudaan oo dil ku xukuntay hoggaamiyaha RSF Mohamed Hamdan Dagalo isagoo...

Port Sudan – Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday hoggaamiyaha Ciidanka Taageerada Degdegga ah (RSF), Mohamed Hamdan Dagalo...

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS oo kulan doceed kula yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Türkiye magaalada...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...