Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka qeyb galay Madasha Guddiyada Doorashooyinka Afrika ee Masar

Sharma El-Sheikh, Masar - Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada,...

Qaramada Midoobay oo Dood Ka Yeelatay Xayiraadda Mareykanka ee Cuba

New York – Qaramada Midoobay ayaa dood ka yeelatay xayiraadda dhaqaale ee Mareykanka uu saaray Cuba, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen saameynta ay xayiraaddu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Kaalintii Bulshada uu Ku Lahaa Imaam Maxamed Yuusuf...

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiinka Soomaaliyeed kala qeyb galay...

Danjiraha Talyaaniga oo Booqday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee...

Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulamo Kula Qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Baydhabo – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdulqaadir...

Soomaaliya oo Si Kulul u Cambaareysay Weerarkii Argagixisanimo ee Ka Dhacay Dimishiq

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo mar kale caddeysay mowqifkeeda...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee jaamacadaha dalka

Muqdisho -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare ee dalka, taas...

Somali president meets Muslim World League chief to discuss cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Muslim World League Secretary-General and Chairman of the Association of Muslim Scholars, Dr. Mohammed bin...