Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Soomaaliya oo Beenisay Warbixinta Crisis Group ee Ku Saabsan Al-Shabaab

Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday warbixin ay dhowaan soo saartay Hay’adda Caalamiga ah ee International Crisis Group...

Garoonka Berbera oo loo beddelayo saldhig militari oo ku loolamaan qubadaha gobolka

BERBERA - Wargayska caanka ah ee Le Monde ee ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday in dhismaha militari, oo qarsoodi ah...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Dhaay), ayaa wada hadal dhinaca taleefanka ah la yeeshay...

NISA oo Muqdisho kasoo dejisay laba eedeysane oo laga soo qabtay gobolka Galgaduud

MUQDISHO - Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Baydhabo si uu uga qeyb galo Caleema Saarka...

Baydhabo – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, halkaas...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Ceeldheer

Ceeldheer –Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka...

Ugu Yaraan 20 Qof oo Dhintay Doon Arday Siday oo Ku Degtay Congo

Kinshasa, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo — Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay bartamaha dalka Congo kadib markii doon alwaax ah oo siday...

Qaramada midoobay oo ka Digtay In Al Obeid ay Wajahdo Masiibo La Mid ah...

Khartuum – Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa ka digtay in magaalada Al Obeid, oo ah caasimadda Gobolka Waqooyiga Kordofan ee Suudaan, ay...

WARAR KALE

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey heshiis ku saabsan iskaashiga macdanta

Muqdisho - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay heshiis ku saabsan iskaashiga iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la-xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasaaradaha Federaalka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la-xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo diiradda lagu...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee...