WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada ka dhaceyso magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay magacyada musharixiinta u taagan doorashada kuraasta taalla magaalada Boosaaso. Doorashada kuraastan oo...

Ciidamada ammaanka oo soo qabtay nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi

JALALAQSI (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Jalalaqsi oo howlgal ka sameeyay gudaha degmadaas ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto inuu dilay xaaskiisa.   Falkan...

Dowladda Qatar oo boggaadisay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

DOOXA (SMN) - Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya. Safiirka...

Sawirro: R/W Rooble oo kulan la yeeshay safiirka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay...

Wufuud kala duwan oo kusii qul-quleyso magaalada Garoowe + Ujeedka

GAROOWE (SMN) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa haatan soconaya qaban qaabadii ugu dambeysay ee xafladda caleema saarka madaxweynaha Puntland iyo ku...

Faah faahino kasoo baxaya howlgal ka dhacay Sh/Hoose + khasaaraha

AFGOOYE (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Gorgor ay ka sameeyeen qaybo...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay ka hortegtay weeraro qaraxyo ah

KISMAAYO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay ciidamada Danab ka sameeyeen deegaanada Gabdhoole iyo Beerxaani oo ku yaalla...

Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelanaya xadgudubka Itoobiya

NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelan doona kulan albaabada u xiran oo looga hadlayo xiisada Itoobiya...

WARAR KALE

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaysay gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu'ga daadad iyo...

Raashinkii ciidanka Danab oo la masuq-maasuqay iyo saraakiil loo xiray

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo warbixin ka soo saartay taageerada dowladda Maraykanka ee iskaashiga istiraatijiyadeed ee ay la leedahay shacabka iyo dowladda...

Somali Defense Ministry Investigates Diversion of Rations for Elite Danab Forces

MOGADISHU, Somalia  - In a significant development, the Somali Defence Ministry has confirmed the diversion of rations intended for the elite US-trained Danab forces,...